Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Sacuudiga + Sawirro

RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay...

Duqa magaalada Muqdisho oo u digay ganacsatada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Ganacsatada ugu digay inay Caasimadda keenaan waxyaabaha maanka...

R/W Xamza oo ka qayb-galay munaasabad lagu soo dhaweynayay tallaabadii BF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad affur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka...

Madaxweyne Xasan oo magacaabay ergeyga arrimaha caafimaadka iyo nafaqada

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan...

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay ergey ka socday QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xarardheere iyo Ceeldheer + Sawirro

XARARDHEERE (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gaaray Degmooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer...

Wasiirka maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Sweden

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa  kulan muhiim ah kula qaatay xafiiskiisa Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo kulan la yeeshay safiirka Shiinaha + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha muddo xileedkiisa diblumaasiyaseed uu dhammaaday ee...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo xalay kormeer ku tegay suuqa Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa kormeer shaqo ku tagay Suuqa ugu weyn...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...