US ‘gravely concerned’ over violence in Somalia

The US has said it is gravely concerned over recent violent clashes in Somalia's capital Mogadishu as a former president accused the...

Wasiirka amniga oo ka hadlay xaaladda guud ee magaalada Muqdisho

Wasiirka Amniga XFS oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay Magaalada Muqdisho isagoo sheegay in wax...

Antonio Guterres oo war kasoo saaray xiisada ka taagan magaalada Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inuu ka walaacasanyahay xaaladda Soomaaliya, kaddib dagaalladdii Axaddii ka dillaacay magaalada Muqdisho.

Taliyaha ciidanka daraawiishta Galmudug oo magacaabay saraakiil cusub

Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Galmudug G/Sare Maxamed Nuur Cali ayaa magacaabay saraakiisha hoggaanka ururrada ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Horseed iyo Shabeel oo...

Xamarweyne iyo Warsheekh oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Xamarweyne iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka taagan xiisad xoogan oo u dhexeyso ciidamo taabacsan mucaaradka iyo kuwa dowladda federaalka ah...

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax ee Idaacadda Shabelle.

Xukuumadda Soomaaliya oo saxiixday heshiis muhiim ah + Sawirro

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XJFS ayaa saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen R/W Rooble iyo ururada bulshada rayidka

Raโ€™iisul Wasaare Rooble โ€œWaxaan ku baaqayaa shir deg deg ah si xal loogu helo xasaradaha ka taagan Muqdisho. Bulshada...

Sawirro: Lafta Gareen oo la kulmay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...

WARAR KALE

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza

MUQDISHO โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si xooggan uga hadlay arrimaha barakicinta shacabka reer Falastiin ee ka dhanka ah Israaiil,...

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaadย oo kulamo kawada Baydhabo

BAYDHABO ย โ€“ Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta tababbar usoo xiray dufcadii 9-aad ee Ciidanka...