Daawo: BF Soomaaliya oo billaabay ka doodista wax ka beddelka dastuurka

0

MUQDISHO (SMN) – Xidhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo hadda kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ayaa guda galay doodda ku aadan wax ka beddelka dastuurka dalka.

 

Kulankan ayaa waxaa furay guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in maanta ay tahay maalin taariikhi ah, maadaama la guda galay dhameystirka dastuurka KMG ka ah.

‘Waad ogtihiin Soon ayaa soo socda Datuurka qodob qodob ayaan rabnaa in aan ufiirino ee naga boobsiiya” ayuu yiri guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here