Daawo: Hub culus oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta degmada Dayniile kusoo bandhigay hub fara badan oo ay ku jiraan hoobiyeyaal.

 

Afhayeenka booliska Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in hubkan lagu soo qabtay howlgallo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wuxuu farriin adag u diray shacabka ku dhaqan caasimada, isaga oo ka dalbaday inay kala shaqeeyaan nabad-gelyada.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here