MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐น๐ถ (๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ) oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ๐ ๐ฑ. ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ป๐ฒ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐พ iyo Cabdicasiis Shire Madaxa Mashruuca EA-RDIP ayaa Shir lagu qabtay Khadka Fogaan arraga la qaatay Wasiirada Isgaarsiinta Dowladaha xubnaha ka ah DFS, waxaana looga hadlay xoojinta xiriirka iyo Wadashadqeynta labada dhinac.
Shirkaan waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Hirshabeelle, Md. ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐๐๐ฑ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ถ๐ธ๐ต ๐๐ฎ๐น๐ถ ๐ฆ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฑ, Wasiirka Boostada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Koonfur Galbeed, Md. ๐/๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ถ๐ธ๐ต ๐๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ฟ; Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Galmudug Md. ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป ๐ฆ๐ต๐ถ๐ถ๐ธ๐ต ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ ๐๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป, Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta, Teknolojiyada ee Jubaland ๐ ๐ฎ๐๐ฐ๐๐๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ ๐๐ ๐บ๐ฒ๐ฑ iyo Agaasimaha Waaxda Teknolojiyada Gobolka Benaadir Md. ๐ฌ๐๐๐๐ณ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ผ๐.
Ugu horeyn Wasiirada Isgaarsiinta Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa soo dhaweyey Wasiirka Cusub ee Wasaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ, waxa ayna sheegeen in ay diyaar u yihiin in ay la shaqeeyaan, howlihii socdayna halkeeda laga sii wado.
Wasiirka Isgaarsiinta XFS ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ ayaa ka mahadceliyey sida ay ugu soo qeybgaleen Shirka Wasiirada Isgaarsiinta dowladaha xubnaha ka ah DFSโฆ “๐๐ฉ๐๐ณ๐๐ข ๐ฎ๐๐ข๐๐ต๐ ๐ค๐ข๐ฅ๐ข ๐ถ๐ข ๐๐ฉ๐๐ข ๐๐ ๐ฃ๐๐ณ๐๐ดโ๐ฐ, ๐ค๐ข๐๐ฏ๐ ๐๐ถ ๐ง๐๐ณ๐๐น๐ ๐ข๐๐ขโ๐ข๐ฆ ๐๐ถ๐๐ฅ๐ ๐๐ฐ๐๐ฃ๐๐ฏ ๐ช๐ ๐ข๐ถ ๐ฏ๐๐ฐ ๐ฒ๐๐ฃ๐ ๐ฐ๐๐ฎ๐๐บ ๐โ๐ช๐๐ฌ๐๐ข๐, ๐๐๐ด๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ๐ ๐๐ถโ๐ช๐๐ฎ๐๐ฅ ๐ธ๐๐บ๐ ๐๐บ๐๐ฆ ๐ถ ๐ญ๐๐ฆ๐ฆ๐ชโ๐ช๐๐ฏ ๐๐๐ฅ๐๐ดโ๐ข๐๐ฆ๐ฆ๐ฏ๐ก๐ฐ๐๐ฅ๐ ๐๐ข๐ ๐ช๐๐ณ๐๐ฅ๐ ๐๐ฐ๐ค๐ญ๐๐ฅ๐๐ฉ๐ ๐ฅ๐ถ๐๐ฏ๐๐ฉ๐ ๐๐ข ๐ขโ ๐ท๐๐, ๐๐๐ด๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ๐ ๐ค๐ข๐ฅ๐ข ๐ข๐ฆ ๐๐ถโ๐ช๐๐ฎ ๐ถ ๐ต๐๐ฉ๐๐บ ๐๐๐ญ๐๐ข ๐ฐ๐ ๐๐ฉ๐๐ฏ, ๐ค๐ข๐๐ฏ๐ โ๐ข๐๐ฌ๐ ๐๐ข ๐จ๐๐ข๐๐ด๐๐ช๐๐ฌ๐๐ณ๐ก๐ข ๐ข๐๐ถ๐ข๐ฏ๐๐ข ๐ฎ๐๐ข๐๐ข๐๐ฎ๐ ๐๐ช๐๐ฏ๐๐ญ๐๐ซ๐๐บ๐๐ฅ๐ ๐๐บ ๐ฏ๐๐ฒ๐๐ต๐๐บ ๐๐ข๐ณ๐๐ฉ๐ ๐ป๐ฐ๐๐ถ๐๐ข๐๐ฌ๐”……ayuu yiri Wasiir ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ
Iyada oo la fulinaayo howlaha mudnaanta u leh Qorshaha Barnaamijka ๐ซ๐๐ธ๐๐๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป-๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ayaa Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada waxa ay xoojineysaa ka dhabeenta Qorshahaas oo laf dhabar ay ka yihiin Wasaaraddaha dowladaha xubnaha ka ah DFS.