DF Soomaaliya iyo AMISOM oo bayaan wadajir ah soo saaray + ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo AMISOM ayaa lagu qeexay Geeddi socodka howlaha kala guurka ee AMISOM, oo hadda kadib loo beddelayo mid ku meel gaar ah.

Dowladda Federaalka iyo AMISOM ayaa isla qaatay jadwal ay ku xuseen sida howluhu u kala horreeyaan.

Qorshahan ayaa soo socday bilihii lasoo dhaafay, waxaana muhiimaddu tahay sidii ay ciidamada Soomaaliya u hanan lahaayeen amniga guud ee dalka.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here