DF Soomaaliya oo maanta gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista EAC

0

ARUSHA (SMN) – Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista Urur Gobolleedka Bariga Afrika.

 

Heshiiskan waxaa la filayaa inuu gudooomi doona Xoghayaha Guud ee Urur Gobolleedka Bariga Afrika EAC.

Wafdiga Soomaaliya waxaa ka mid ah Wasiirka Ganacsiga Mudane Jibriil Cabdirishiid Xaji Cabdi, Wasiirka Warfaafinta Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo xubno kale.

Ku biirista Soomaaliya ee Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika ayaa ah mid ay faa’iido weyn ka heli doonaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ganacsatada Soomaaliyeed, kuwaasi oo ay kamid yihiin;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here