Diyaargarow ku aadan xuska maalmaha xoriyadda oo ka socda Mareykanka

0

Jaaliyadda dadka Soomaalida ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ,ayaa ku howlan diyaarinta xaflado loogi diyaargaroobayo xusaska munaasabadaha maalmaha xoriyadda ee 26-ka juun iyo 1-da luulyo.

Guddoomiyaha Guddiga qabanqaabada Axmed Cabdi Ismaaciil,ayaa sheegay in malinta Sabtida ah ay xaflad ku qabsan doonaan wadada east Franklin ee magaalada Minyabulis,halkaas oo uu tilmaamay in ay isugu imaan doonaan fanaaniin, iyo qeybaha bulshada.

Wakiilka warbaahinta Qaranka Cabdixakim Cabdi ismaaciil,ayaa sheegay in qabanqaabada xusaskaasi oo haatan ka socdaan magaalooyinka waaweyn ee ay dagaan dadka Soomaalida,sida Minyabulis iyo kuwo kale.La wadaag cid kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here