Ehellada Macallin Macaloow oo dibad-bax ka dhigay Muqdisho + Video

0

MUQDISHO (SMN) – Ehellada Macallin Cabdiraxmaan Macallow Abiikar oo weli ku jira Firinjeer ayaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho.

 

Dibadabaxan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb-galay qaar kamid ah bahda waxbarashada, ayada oo cadaalad loogu dalbayay marxuumka oo lagu dhex dilay iskuulka Sidii.

Ehellada ayaa sheegay in aan la aasi doonin maydka, illaa inta laga soo qabanayo eedeysanaha oo weli baxsad ka ah laamaha ammaanka iyo cadaaladda.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here