Ergayga Qaramada Midoobay oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed

0

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed uga hambalyeey bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Umaddaha muslimiinta caalamka ayey maanta u tahay mid ka mid ah maalmahooda qiimaha badan ayadoo ay maanta tahay maalinta kowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here