Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay oo soo gaartay Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay usoo magacaabatay dalkeena Marwo Catriona Laing oo maanta dalka soo gaartay.

 

Soo dhaweynta waxaa qeyb ka ahaa xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS, ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay iyo saraakiil kale, kulan soo dhaweyn ayuu wasiirku kula qaatay qeybta VIP ee Garoonka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here