Farmaajo oo soo dhaweeyay Wadahadallada u billowday Mucaaradka iyo dowladda 27/06/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter DOHA – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay wada hadalada u bilowday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka.