Farmaajo oo tallaabo hal dhinac ah ku tilmaamay jadwalka doorashadda 2027

0

MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si adag u diiday shaacinta jadwalka cusub ee doorashadda 2027, oo uu ku tilmaamay mid hal dhinac ah.

 

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here