Guddiga doorashada HirShabelle oo ka jawaabay cabashada musharixiinta

0

JOWHAR (SMN) – Guddiga doorashada ee maamulka HirShabelle ayaa ka hadlay cabashada ka timid qaar ka mid ah musharixiinta u tartameysa Golaha Aqalka Sare.

Qoraal kooban oo ka soo baxay guddiga ayaa waxaa marka hore lagu shaaciyey in uusan jirin qodob ka mid ah doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Sidoo kale guddiga ayaa dib u dhigay kursiga ay cabashada ka timid, wuxuuna ugu baaqay musharixiinta kursigaas inay ku laabtaan magaalada Jowhar ee caasimadda HirShabelle.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here