Guddiga doorashada oo soo dhaweeyey war murtiyeedka shirkii Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Qoraal kasoo baxay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaak ayaa waxaa looga hadlay go’aannadii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran.

Guddiga ayaa ugu horreyntii soo dhoweeyey war murtiyeedka laga soo saaray shirka oo qaatay maalmo badan, isla-markaana lagu go’aamiyey in la dadargeliyo doorashada.

Sidoo kale guddiga ayaa qoraalkan waxa ay uga codsadeen daneeyayaasha doorashooyinka iyo shacabka Soomaaliyeed inay kala shaqeeyaan sidii doorashada ay ugu qabsoomi lahayd waqtiga loo cayimay.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here