Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulamada Gollaha Shacabka ka Joojiyay 20 Xildhibaan 

0

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa si kumeelgaar ah u hakiyay 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka, kuwaasoo aan ka qeyb geli doonin kulamada Baarlamaanka, sababo la xiriira arrimo amni.

 

Go’aankan Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka dambeeyay warqad uu soo saaray Xafiiska Kormeerka Baarlamaanka taariikhdu marka ay ahayd 30kii Abriil 2025.

Sida uu sheegay Guddoomiyaha, tallaabadan ayaa la jaanqaadeysa nidaamka Baarlamaanka, iyadoo looga golleeyahay in la hubiyo amniga iyo badbaadada Golaha iyo xubnahooda.

ImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here