Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo lagu soo dhaweeyay London + Sawirro

0

LONDON (SMN) – Kulan ballaaran oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay koofurta magaalada London kaas oo lagu soo dhaweynayay isla markaana uu kula hadlayay.

 

Intii uu socday kulankan ayay warbixin uga dhageysteen jaaliyadda xaaladda dalka uu ku sugan yahay, sida jaaliyadda Soomaaliyeed ay gacan uga geysan karto gargaarka ay u baahan yihiin dadka Soomaaliyeed.

Max’ed Cumar Macallin “Wayaaka” oo isna ah Xoghayaha arrimaha dibedda ee hey’adda SoDMA ayaa isna ku bogaadiyay dadaalka jaaliyadda ay ku dooneyso in ay dadkooda la qeybsadaan dhibaatada.

Guddoomiye Max’ud Macallin ayaa ku dheeraaday dhibaatooyinka ay wajahayaan shacbiga Soomaaliyeed wuxuu kula dardaarmay in ay ay gacan ka geystaan dadaallada lagu badbaadinayo dadka ay saameynta ku yeelatay dhibaatada ka taagan dalkeenna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here