Sawirro: Taliyeyaal ka baxay Muqdisho oo tegay furinta hore ee dagaalka + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) –  Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle iyo Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G/Sare Macalin Mahdi ayaa maanta gaaray deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellada Hoose oo ay shalay weerar kusoo qaadeen Al-Shabaab

 

Taliyeyaasha ayaa ciidamada qaranka ku amaanay sida ay ugu jilib dhigeen xubnihii weerarka soo qaaday ee Al-Shabaab.

Sidoo kale saraakiisha  ayaa soo kormeeray goobihii lagula dagaalamay Al-Shabaab, waxayna saraakiisha iyo ciidanka ku dhiirigeliyeen inay sii wadaan howlgallada.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here