Guddoomiye Cirro oo kulan la qaatay James Swan + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Feseraal Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, James Swan.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Amb James Swan uu ku faraxsan yahay la kulanka guddoomiye Cirro.

Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen dadaallada lagu xaqiijinayo in doorashada Golaha Shacabka ay ku dhacdo waqtigii loogu talagalay oo ay noqota mid loo dhanyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here