Hadal jeedinta musharixiinta Aqalka Sare Somaliland oo bilaabaneyso

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga Hirgalinta Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa sheegay inay MAANTA musharaxiintu bilaabi doonaan hadal jeedintooda.

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland waxay ogaysiinayaan dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland in berrito oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28-09-2021(Talaada) ay si rasmiya u bilaaman doonto hadal jeedintii(khudbadihii) musharixiinta.

Goobta: Xerada Afisiyoone
Saacada: 8:00 Am, subaxnimo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here