Halkee ayuu marayaa qorshaha dhimista ciidanka howlgalka ATMIS ? + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Wakiilka Gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef aya Muqdisho kula kulmay Safiirka Swedan ee Soomaaliya, Danjire Joachim Waern.

 

Labada mas’uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen wajiga 3-aad ee dhimista ciidamada ATMIS ee soo socda, xaaladda amniga iyo siyaasadda ee Soomaaliya.

ATMIS ayaa la qorsheynayaa inay dalka isaga baxdo dhammaadka sanadkan 2024, waxaana hadda ay wareejisay dhowr saldhig oo muhiim ah.

Qorshahan kala guurka ah ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan dalka ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here