Hantidhowraha guud ee qaranka oo kulamo ka wada Nairobi + Sawirro

0

NAIROBI (SMN) – Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta muhiimka u ah XHGS.

 

Kulanka oo ujeedadiisu ahayd in la sii dardargeliyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labada Xafiis ee taabo-gelinta iyo isdhaafsiga Waaya-aragnimada iyo xirfadda gaarka ah ee Baarista Waqabadka (Performance Audit).

Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay hanaanka iskaashi ee u dhexeeya XHGS iyo Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here