ICJ oo war ka soo saartay xilliga ay shaacineyso natiijada kiiska Baddeena

0

MUQDISHO (SMN) – Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka  ICJ ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeynayo waqtiga rasmiga ah ee go’aanka kama dambeysta ay ka soo saari doonaan kiiska dacwadda Baddeena  ee Kenya nagu heesato.

Warqad kasoo baxday Maxkamadda ayaa waxaa lagu sheegay in ay go’aan kama dambeysa ah ka gaari doonto dacwada baddeena ee Kenya nagu heesato marka lagaaro 12-ka October 2021-ka, 3:00-da galabnimo xilliga Hague.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here