ICJ oo war cusub kasoo saartay kiiska badda ee Soomaaliya & Kenya

0

Hague ( SMN) – Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee ICJ, ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah ay soo saarto xukunkeeda ku aaddan, muranka xuduudda badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Labada dalba waxa ay sheeganayaan lahaanshaha 160,000 oo kilomitar, oo ah saddex geesood isku-wareeg ah oo ku yaal Badweynta Hindiya, halkaas oo loo malaynayo inay ceegaagaan gaas iyo shidaal.

Maxkamadda ayaa qoraal ay barta Twitter-ka soo dhigtay waxay ku sheegtay in muddada loo qabtay dhegeysiga dacwadda ee berri aysan waxba iska beddelin:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here