Laftagareen oo qaabilay guddiga ka socday DF iyo dowlad goboleedyada

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Gudiga Arimaha Gudaha Dib-Uheshiisinta Arimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aqalka Sare BFS.

 

Kulanka ayaa looga hadlay Arimaha Fatahaadaha, Xoojinta Xiriirka Dowladdaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Arimaha Dib-Uheshiisinta.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here