Madaxweynaha JFS oo booqday qaar ka mid ah suuqyada Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa xalay booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waqti la qaatay dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha uu Madaxweynuhu kormeeray, kuwaasi oo wajiyadooodu laga dheehan karay farxad.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay laga dareemayay deganaasho dhanka amniga ah, kadib howlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen ciidamada ammaanka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here