KISMAAYO (SMN) – Madaxweynaha dib loo doortaybee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay qaaday tallaabo kale oo deg-deg ah, wuxuuna xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.
Axmed Madoobe oo wareegto soo saaray ayaa Mudane Xasan Nuur Cabdi u Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Badhaadhe.
Halkan hoose ka akhriso;-




![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
