Madaxweynaha HirShabelle oo booqasho ku tegay deegaanka Cali Fooldheere

0

MAHADAAY (SMN) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada dhexe, isago la hadlay Ciidanka Qaranka iyo Xoogagga xoreynta deegaanka.

 

Cali Guudlaawe ayaa Ciidanka Qaranka iyo dadka deegaanka ku ammaanay doorka ay ka qaateen la dagaallanka Al-Shabaab iyo sida ay ugu babbac dhigeen cadowga.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay in inta yar ee halganka ka hartay ay dhammaystiraan, si looga xoreeyo deegaanada ay ka joogaan halkaas,

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sidoo kale dalbaday in laga wada qayb qaato dagaalka socda, cid kastana uu waajib ka saaran yahay xoreynta dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here