Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay kulan looga hadlayey dhaqaalaha

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo Bangiga adduunka ay ka yeesheen qorshaha dib u habeynta dhaqaalaha dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoosta ka ka xariiqay sida ay uga go’an tahay in lasii wado dib u habeynta dhaqaalaha iyo qorshaha deyn cafinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here