Magacyada xildhibaannada maanta qaatay shahaadada + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) -Waxaa Maalintii Saddexaad ka socda xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer Federaal ka socda shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad.Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee FIET waxay Magaalada Muqdisho ka wadaan Shahaado siinta iyo kaararka Aqoonsiga Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka.

Guddiga oo Shaqadaan bilaabay labadii Bishaan ayaa waxaa ay Shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka aqoonsiga Guddoonsiiyeen inku dhow 124 Mudane, iyada oo weli ay socoto.

Xildhibaannada labada Aqal ee laga soo doorto degaannada Shanta dowlad Goboleed, Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa ugu baaqaya Xildhibaannada ka maqan dalka inay si deg deg ah ugu soo laabtaan, isla markaana ay qaataan Shahaadada Xildhibaannimo.

Halkan hoose ka aqriso liiska:-

  1. Ibrahim Awgab Osman AS#006
  2. Hassan Idow Mohamed A#022
  3. Nor Mohamed Gedi AS#001

4.Abdiwahab Abdi Omar GSH#270

5. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006

  1. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033
  2. Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
  3. Malik Ibrahim Abdalla GSH#066

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here