Maxkamadda ciidamada Puntland oo amar dul-dhigtay hay’adda PSF-ta

0

BOOSAASO (SMN) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Puntland ayaa markii u horraysay war ka soo saartay Ilaalinta dhammaan Hantida hay’adda PSF.

Qoraal ka soo baxay Maxkamadda ayaa lagu amray Agaasimaha hay’adda PSF S/Guuto Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr in uu mas’uuliyad iska saaro Ilaalinta dhammaan Hantida Ciidanka PSF.

Go’aankan ayaa ku soo aadayo, iyada oo weli xiisad u dhexeysa hoggaanka Puntland iyo taliska ciidanka PSF-ta ay ka taagan tahay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here