Mucaaradka oo Bannaanbax ku Qabanaya Koonis

0

Muqdisho – Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shaaciyay in mucaaradku go’aansadeen in bannaanbaxa la qorsheeyay lagu qabto garoonka ciyaaraha Koonis ee magaalada Muqdisho.

 

Sheekh Shariif ayaa sheegay in go’aankaasi uu yimid kadib markii ay qiimeeyeen xaalado kala duwan oo la xiriira amniga, isu socodka iyo goobta ugu habboon ee lagu qaban karo mudaharaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here