Mucaaradka oo Shuruud ku xiray ka qeybgalka Shirka uu ku baaqey Madaxweynaha 02/06/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO, Soomaaliya – Madasha Samatabixinta ee ay ku mideysanyihiin Mucaaradka oo sharuudo adag ku xiray gogosha uu fidiyey markale Xasan Sheekh Maxamuud.