Muxuu ahaa ujeedka kulanka dhex-maray Qoor Qoor iyo Aadan Madoobe?

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa  booqasho ugu tegay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

Kulanka wuxuu ujeedkiisu ahaa salaan iyo hambalyo, waxaana uu Eebbe uga baryey in uu u fududeeyo xilka culus ee loo doortay.

Dhamaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here