Xildhibaanada labada Gole oo maanta yeelanaya kulan wadajir ah

0

MUQDISHO (SMN) – Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa Maanta la filayaa in ay yeeshaan kulan wadajir ah oo looga hadlayo Ajandayaal dhowr ah oo ku saabsan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Kulanka Golaha oo ka dhacayo Xarunta Vila Hargeeysa ayaa xalay xildhibanada labada Aqal lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan,waxana Ajandaha looga hadlayo uu yahay

Doorashada Xubanaha guddiga isku dhafka ah ee labada Aqal ee qabanqaabada Doorshada Madxaweynaha 10-aad ee Jamhiiriyadda Soomaaliya,iyadoo ay xildhibaanadu go’aamin doonaan xiliga ay dhacayso  doorashada Madaxweynaha,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here