Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Cabdi Xaashi?

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga 4aad ee guddiga joogtada Aqalka Sare.

 

Kulanka ayaa lagu go’aamiyey in Nofeembar 25, 2023 ay noqoto maalinta uu sida rasmiga ah u furmi doono kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka 11aad.

Kulanka waxaa goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here