MW Farmaajo oo sharraxay muhiimadda ay dalka u leedahay in dib loo doorto

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta khudbad ku aadan musharaxnimadiisa u jeediyey xildhibaanada labada Aqal.

Farmaajo ayaa khudbaddiisa diirradda ku saaray arrimo dhowr ah, sida waxqabadka dowladdiisa iyo waxyaabaha kale ee uu hiigsanayo, haddii markale dib loo doorto.

Hadal-jeedinta musharixiinta madaxweynaha ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta lasoo gabagabeeyo, iyada oo kadib la guda-geli doono doorashada madaxweynaha.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here