MW Qoor Qoor oo la kulmay danjiraha Ururka Midowga Yurub ee Soomaliya

0

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya

labada masuul ayaa iska xog wareystay qorshaha horumarineed ee Galmudug iyo sidii Midowga Yurub usii balaarin lahaayeen mashaariicda ay ka wadaan.

Danjiraha ayaa ugu danbeyntii balan qaaday in ay taageeri doonaan Hay’adaha Dowladda Galmudug isagoo dhinaca kale sheegay in ay dhawaan fulin doonaan mashaariic dib u dhis loogu sameynayo Kaabayaasha dhaqaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here