Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hassan Sheikh and Guelleh discuss the Horn of Africa stability

NAIROBI, Kenya - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, met with his Djibouti counterpart, Ismail Omar Guelleh, in Nairobi, Kenya's capital on Wednesday.   The two presidents discussed cooperation on the issues affecting the two countries' ties, including the security and maintaining the stability of the Horn of Africa region. Meanwhile, the President of the Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh...

Gaari looga shakiyay inuu sido qarax oo lasoo dhigay jidka Maka Al-Mukarrama

MUQDISHO (SMN) - Gaarigaan oo looga shakisan yahay in qarax lagu soo xiray ayaa yaala dhisme kasoo horjeeda Xarunta Immigration-ka ee nawaaxiga isgosyka Shaqaalaha.   Ciidamada miino baarista iyo kuwa kale ee amaanka ayaa xiray waddada oo mashquul badan, si ay shacabka uga badbaadiyaan qatartaan laga shakisan yahay. Sidoo kale waxaa hakad galay dhaq-dhaqaaqa gaadiidka iyo ganacsiga ee waddadaasi oo muhiim u...

Somalia, Kenya discuss boosting bilateral economic and security ties

NAIROBI, Kenya - The president of Somalia Hassan Sheikh has arrived in Nairobi on Wednesday to attend a UN environmental summit, according to the presidential palace.   The president was warmly welcomed at the state house by his Kenyan counterpart William Samoei Ruto, who is hosting dozens of leaders invited to the the sixth session of the United Nations Environment Assembly,...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has published a new report on the latest developments in the country, including the current war on Al-Shabaab militants.   1- President Hassan Sheikh Mahmoud has presided over the meeting of the National Security Council which discussed the war against the Kharijites Al Shabab and security of the country. 2- The President of the Federal...

Akhriso: Warbixinta todobaadlaha ah ee waxqabadka dowladda Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 29 February, 2024.   1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab iyo sugidda amniga dalka. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgelaya Shirweynaha 6aad ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Degaanka. 3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Nairobi

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto.   Kulanka labada Madaxweyne ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, adkeynta xiriirka diblomaasiyadda, shirka Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada iyo hiigsiyada horumarineed ee heer qaaradeed. Sidoo kale madaxweyne Xasan ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo safiirka Qatar?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Cabdalla Bin Saalim Al-Naciimi oo kulan wada qaatay ayaa ka wada hadlay arrima dhowr ah oo ay ka mid yihiin dargalinta heshiisyadii horey u dhacay oo ay ugu horeyso mataaneenta Muqdisho iyo Doxa.   Duqa Muqdisho ayaa sidoo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO NAYROOBI KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE ISBEDDELKA CIMILADA Nayroobi, Feberaayo 28, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala qeyb-galayo Madaxda Caalamka Meertada 6-aad ee Qaramada Midoobeey ee Isbeddelka Cimilada oo lagaga arrinsanayo dhibaatada xooggan ee caalamka ka soo food saartay dhanka cimilada, taas...

RW Xamza oo daah-furay munaasabadda mabaadii’da nabadda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’isul wasaaraha XFS mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ku daahfuray caasimadda munaasabadda Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya”, waxaa uuna ka hadlay qiimaha ay nabaddu leedahay.   “Waxaan rajayanayaa in dhowaan ay soomaaliya noqoto meel loogu yimaado Nabad gelyada, Wadahadalka, Dimuqraaddiyadda iyo horumarka”. Mudane Xamse Barre, waxaa uu “Principles for Peace” uga mahad celiyay in ay ka howlgalaan gudaha Soomaaliya....

Somali President lands in Nairobi for UN environment summit

NAIROBI, Kenya - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Nairobi for the sixth United Nations Environment Assembly (UNEA6).   In a statement on Wednesday, the Head of State at the summit will highlight Somalia's unique environmental challenges. "The challenges particularly will include the climate-induced humanitarian situation in the country by exploring ways to work collaboratively with global partners to build a sustainable...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...