Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Qoryooley + Khasaaraha

QORYOOLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax culus oo xalay ka dhacay gudaha xero ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen saraakiisha amniga degmada oo xilligaas joogay gudaha xerada, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan waxaa qaraxa...

Hantidhowraha guud ee qaranka oo kulamo ka wada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta muhiimka u ah XHGS.   Kulanka oo ujeedadiisu ahayd in la sii dardargeliyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labada Xafiis ee taabo-gelinta iyo isdhaafsiga Waaya-aragnimada iyo xirfadda gaarka ah ee Baarista...

Qarax lagu weeraray xarun Shirkadda Hormuud ku leedahay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaaa  caawa fiidkii hore xilliga afurka la qarxiyey xarun ay leedahay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku taala agagaarka Daallo ee degmada Howlwadaag, ee magaalada Muqdisho.   Qaraxaan oo sida la sheegay ahaa miino lagu aasay afaafka hore ee xarunta oo isugu jirta Laan iib oo macaamiisha shirkadda loogu adeego iyo BTS ayaa sida la xaqiijiyey geysan wax khasaaro...

Suspected US drone strike kills 21 civilians in Somalia

AFGOYE, Somalia - At least 21 civilians, among them women and children were killed on Monday night by an airstrike on their village outside Afgoye district, 30 km northwest of Mogadishu, the Somali capital.   The people who were targeted in the drone strike were people from the same family who had nothing to do with the Al-Shabaab, according to their...

Shacabkii ugu badnaa oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Sh/Hoose + Video

AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo xalay ka dhacday deegaanka Baqdaad oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, taas oo ay waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.   Duqeyntan ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya illaa 21 qof oo isugu jiro carruur iyo haween, sida ay innoo sheegeen qaar kamid...

Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guud ee labada aqal

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal, waxaana ku weheliyay ku-xigeennada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo weli ku guda jira ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah,...

Somali, foreign forces kill over 30 Al-Shabaab in a joint operation: NISA

MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency released a statement Today on the latest operation against Al-Shabaab in the Horn of Africa nation.   The statement confirmed over 30 Al-Shabaab members have been killed in the offensive involving foreign forces thought to be the US military, which has troops in Somalia. The operation was conducted in the areas of Baghdad...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday duleedka Afgooye

MUQDISHO (SMN) - In ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidabka Qalabka Sida iyo saaxiibada caalamka kaasi oo ka dhacay deegaannada Baqdaad iyo Baldooska oo hoos taga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Hawlgalkan ayaa ka dambeeyay ka dib markii ciidanka dowladda ay heleen xogta maleeshiyaad Khawaarih ah oo isku aruursanayay deegaannadaan kuwaasi oo...

Al-Shabaab ring leaders and militants killed in Somalia – ministry

MOGADISHU, Somalia - Planned operations have been carried out by the government forces backed by foreign allies in several areas in the South of Mudug region.   The combined forces have targeted areas where members of the Al-Shabaab group were located, including Qay'ad and Shabeellow, according to the local authorities in the region. "The Somali National Army and local forces, this afternoon...

Somali delegate visits counterterrorism coalition in Riyadh

RIYADH - The Islamic Military Counter Terrorism Coalition welcomed Brig. Gen. Abdulrahman Turayre, the delegate from Somalia, to the coalition’s headquarters in Riyadh.   With Turayre’s arrival, 33 countries have sent delegations to the coalition’s headquarters, the Saudi Press Agency reported. The secretary-general of the coalition, Maj. Gen. Mohammed bin Saeed Al-Moghedi, commended the Somali delegate’s arrival as a positive step taken...

WARAR KALE

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

Muqdisho, Soomaaliya – 15 Luulyo, 2026 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Mogadishu, Somalia – 15 July 2026 – Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of...

Somali minister visits embassy in Pakistan where she previously served as ambassador

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, paid an official visit to the Somali Embassy in Islamabad, where...