Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

East Africa wins big in race for African Union top seat

NAIROBI, Kenya - The African Union Executive Council has unanimously agreed it is the turn of the Eastern Africa region to produce candidates for the position of Chairperson of the African Union Commission (AUC).   The decision was made on Friday during the 22nd Extraordinary Session of the Executive Council of the AU. The decision is per the Statute of the AU...

Faah-faahino kasoo baxaya dab ka kacay suuqa degmada Awdheegle + Sawirro

AWDHEEGLE (SMN) -  Waxaa dab xoogan oo baabi'iyay hanti badan uu xala6 ka kacay gudaha suuqa degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Suuqan oo ahaa kan ugu weyn ee degmada Awdheegle ayaa waxaa qabsaday dab ka dhashay Koronto, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Maxamed ibraahim Barre ayaa ka warbixiyay dabka ka kacay suuqa...

R/W Xamza oo booqday dhaawacyada la dhigay Isbitaalka wayn Digfeer + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay  booqday Isbitaalka Erdogan ex Digfeer ee magaalada Muqdisho.   , Ujeedma Xamza ayaa ahaa si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay weerarkii ay Al-Shabaan ku qaaday hotel SYL. Ra’iisul Wasaaraha oo mid mid u dul istaagay ayaa alle uga baryey...

Australian-Backed Program Elevates Somali Journalists in Investigative Journalism Excellence

MOGADISHU, Somalia -- In strategic partnership with the Australian High Commission, Kenya, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) wraps up a three-day training program in Mogadishu from 13 to 15 March 2024, focusing on enhancing the craft of investigative journalism and empowering Somali journalists with essential skills and knowledge.   Under the theme "Empowering Somali Journalists through Investigative Excellence," this...

Cholera death toll in Somalia rises to 54 since January: WHO

MOGADISHU - An outbreak of cholera in Somalia has killed some 54 people since January, indicating the severity of the outbreak, the World Health Organization (WHO) said Thursday.   The WHO said 4,388 cumulative cholera cases have been reported, with all six states and 30 districts reporting cases. "High-risk districts are located in the river basin," the WHO said in its latest...

Hormuud Salaam Foundation Hosts Annual Ramadan Quran Competition at Ali Jimale Mosque in Mogadishu

Mogadishu, Somalia, March 14, 2024 – Hormuud Salaam Foundation proudly hosted its annual Ramadan Quran competition at Ali Jimale Mosque, bringing together talented competitors.   This prestigious event drew candidates from the Foundation's university scholarship program and the Al-Nur School for the Blind, sponsored by the Hormuud Salaam Foundation. The competition was intense and uplifting, with 10 contestants competing in the 30...

SAWIRO: NUSOJ oo tabbabar ku soo gebo-gebeysay Muqdisho

Muqdisho :- Ururka Saxafiiyinta Qaranka Soomaaliyeed National Union of Somali Journalists (NUSOJ) oo Muqdisho kusoo gaba-gabeeyay Tababar. Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa Magaalada Muqdisho kusoo gaba-gabeeyay tababar la xariira Baarista Saxaafadda (Invistigitive Journalism) kaas oo ay iska kaashadeen qabashadiisa Ururka Nusoj iyo Australian High Commission, Kenya . 15 Wariye oo ka kala socdey Muqdisho iyo maamulada dalka ayaa ka...

Madaxweyne Xasan oo tallaabo deg deg ah qaaday kadib weerarkii hoteel SYL

MUQISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah dhaawacyada, mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee ku wax yeeloobay weerarkii argagixisada Khawaarijta ee ka dhacay hotelka SYL.   Madaxweynaha oo mid mid u dul istaagay dhaawacyadan ayaa Alle u weydiiyay caafimaad degdeg ah Sidoo kale Madaxweyne...

Somalia: Death toll climbs in overnight SYL hotel siege

MOGADISHU, Somalia  -  The siege at SYL hotel by Al-Shabaab has ended with three soldiers killed and 27 people wounded, police said.   During a press conference at the hotel, Qasim Ahmed told reporters that all attackers were shot and killed in operation. Nine soldiers and 18 civilians have been wounded in the attack which began at around 10:00pm past night with...

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray Weerarkii hoteel SYL + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Weerarkii Al-Shabaab ee hoteel SYL oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo la dilay dhammaan dableydii kooxda, waxaa sidaas xaqiijiyey sarkaal ka tirsan booliska.   Dagaalamayaal hubeysan ayaa weerar rasaas ah xalay ku galay Hotelka SYL, ayada oo Al-Shabaab ay mas’uuliaydda ku sheegatay bayaan ay soo saartay. Afhayeenka Ciidanka Booliska...

WARAR KALE

Somali minister visits embassy in Pakistan where she previously served as ambassador

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, paid an official visit to the Somali Embassy in Islamabad, where...

Somalia offers condolences to Qatar over death of former emir

MOGADISHU – Somalia's Foreign Minister Abdisalam Ali visited the Qatari Embassy in Mogadishu on Tuesday to offer condolences following the death of Qatar's former...

Somali army destroys Al-Shabaab hideouts in Lower Shabelle operation

MOGADISHU – The Somali National Army (SNA) said it carried out a planned operation in villages near Sablaale district in the Lower Shabelle region,...