Hassan Abdi Elected Interim Speaker of Southwest State Parliament Amid Rising Tensions
BAIDOA — Hassan Abdi Nur Aalbaro has been elected as the interim speaker of the third parliament of the Southwest State, officials said.
Lawmakers of the newly inaugurated parliament chose the temporary leadership on the day of their swearing-in, with a permanent speaker expected to be elected in the coming days.
The vote comes amid rising tensions in Baidoa city in...
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo doortay Gudoomiye KMG ah
BAYDHABO - Xasan Cabdi Nuur Aalbaro ayaa loo doortay Godoomiyaha Kumeel gaaarka ah ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.
Xildhibaanada Baarlamanaka 3aad ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta markii la dhaariyay doortay Gudoonka KMG ah, iyadoo la filayo inay dhawaan doortaan gudoomiyaha rasmiga ah.
Doorashaddan ayaa kusoo aadaysa xili Baydhabo ka jirto xiisad dagaal, iyadoo Ciidamada dowladda iyo kuwa beeleed ay kusii jeedaan magaalada...
Southwest State Announces New Parliament List, Deepening Dispute with FGS
BAIDOA, Somalia — Authorities in Southwest State have officially announced the list of members for the regional administration’s third parliament, a move that has triggered fresh political tensions with Somalia’s federal government.
The chairperson of the Southwest State Independent Electoral and Boundaries Commission unveiled the names of the new lawmakers in Baidoa, saying they would play a key role in...
Somalia Defence Minister Visits Wounded Ugandan Troops and Civilians in Mogadishu
MOGADISHU — Somalia’s defence minister, Ahmed Moallin Fiqi, visited Ugandan peacekeepers wounded during operations under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia, as well as civilians injured in attacks blamed on Al-Shabaab, officials said.
The wounded troops had taken part in operations to recapture the areas of Mubaarak and Daarusalaam, according to the defence ministry. During the visit,...
Somalia Minister Attends Regional Labour Migration Forum in Uganda
KAMPALA — Somalia’s minister of labour and social affairs, Prof. Saalim Alio Ibrow, took part in the seventh Regional Ministerial Forum on Labour Migration for East and Horn of Africa, held in Kampala, officials said.
The regional meeting in Uganda focused on harmonising labour migration policies across East and Horn of Africa and creating a unified framework to ensure safe,...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Dhaawacyada Ciidamada Uganda iyo Dad Rayid ah
Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday qaar ka mid ah ciidamada Uganda ee ku dhaawacmay hawlgallada AUSSOM, kuwaas oo ka qeyb qaatay howlgaladii lagu xoreeyay deegaannada Mubaarak iyo Daarusalaam. Sidoo kale, Wasiirku wuxuu booqday dad rayid ah oo ay waxyeello gaarsiisay kooxda Al-Shabaab.
Intii uu socday booqashada, Wasiir Fiqi ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta ku...
Koonfur Galbeed oo Shaacisay Liiska Xildhibaannada Maamulkaasi
Baydhabo - Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska xildhibaannada Baarlamaanka 3-aad ee dowlad-goboleedkaasi, iyadoo tallaabadan ay dhalisay muran siyaasadeed oo cusub.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay magacyada xildhibaannada cusub, kuwaas oo la filayo inay door muhiim ah ka qaataan hannaanka siyaasadeed ee maamulkaasi.
Si kastaba ha ahaatee, arrintan ayaa...
Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Shir Heer Gobol ah oo Ka Dhacay Uganda
Uganda - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Alio Ibro, ayaa ka qeyb galay Shirka Madasha 7-aad ee Wasiirrada Shaqada Bariga iyo Geeska Afrika (RMFM), kaas oo lagu qabtay magaalada Kampala, dalka Uganda.
Shirkan oo heer gobol ah ayaa diiradda lagu saaray is-waafajinta siyaasadaha socdaalka shaqada ee Bariga iyo Geeska Afrika, iyo sidii...
Mas’uuliyiin Sare oo Kormeer Dhiirigelin ah Ku Gaaray Furimaha Hore ee Koonfur Galbeed
Baydhabo – Mas’uuliyiin sare oo ay ugu horreeyaan Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Mursal, Xildhibaan Xasan Cabdinur iyo Xildhibaan Aadan Saransoor ayaa kormeer dhiirigelin ah ku gaaray furimaha hore ee ciidamada ammaanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Somalya.
Wafdigan ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay jiidaha hore, halkaas oo ay ku qaabileen Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha, Taliyaha Qeybta...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Ka Qayb Galay Shirka lagu qabtay Talyaaniga
Rome – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Rome ee dalka Italy kaga qayb galay shirka African Land Forces Summit 2026.
Shirkan oo ay soo qabanqaabiso dowladda Mareykanka, islamarkaana sanad walba la isugu keeno taliyeyaasha ciidamada dhulka ee qaaradda Afrika iyo bahwadaagtooda caalamiga ah, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amniga, horumarinta awoodaha...









