Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Pakistan denounces “Heinous” attack in Mogadishu, military base in Somalia

ISLAMABAD – Pakistan strongly condemned yesterday’s heinous terrorist attack against the UAE military trainers and under-training Somalian soldiers at a military base in Mogadishu.   We offer our deepest condolences to the Governments and the people of the UAE and Bahrain and the families of the victims and pray for the early recovery of all the injured. Pakistan rejects terrorism in all...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Dubia uga qeybgalaya shir caalami ah

DUBIA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan dalka Isutaga Imaaraatka Carab ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda dalalka Carabta, Qeybta Horumarinta Dhaqaalaha meertadiisii 8-aad oo lagu qabanayo magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.   Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Xildhibaan Biixi Imaan Cige oo furitaankii shirka ka jeediyay...

No Action Too Small: Hormuud Telecom’s Inspiring Transition to Renewable Energy Sources

Climate change is an escalating global phenomenon that demands immediate attention and concerted efforts from all nations. From the recurring droughts in Somalia to the dangerous floods in various parts of the world, the impacts of climate change are becoming increasingly evident and devastating.   We must recognize the gravity of the situation and take serious action to mitigate and adapt...

Maraykanka oo si adag u cambaareeyay weerarkii xerada Janaraal Goordan

MUQDISHO (SMN) - War lagu daabacay barta X ee safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa si adag lagu cambaareeyay weerarka xerada Janaraal Goordan oo ay ku sheegeen in uu ahaa mid fuleynimo ah.   Qoraalka ayaa lagu sheegay in Maraykanku u tacsiyadeynayo ehellada tababarayaashii ciidamada Imaaraadka iyo askarta Soomaalida ah ee lagu dilay weerarka argagxiso ee ka dhacay xerada Goordan. Maraykanka ayaa...

Blast and murder reported in Somalia’s Bosaso port city

BOSASO, Somalia – The reports from the northeastern port city of Bosaso in Puntland state indicate that a small business owner was shot dead last night by assailants.   The security officials in the city confirmed the gunmen escaped from the scene after killing the trader who hails from the Southwest State of Somalia. The motive remains unclear. In a separate incident, a...

Al-Shabab claims attack in Somali capital that kills 3 Emirati troops and 1 Bahraini officer

MOGADISHU, Somalia - The al-Qaida-linked militant group al-Shabab claimed an attack that killed three Emirati troops and a Bahraini military officer on a training mission at a military base in the Somali capital, authorities said on Sunday.   The attack Saturday targeted the troops at the General Gordon Military Base in Mogadishu. Details about the attack and whether it killed others remained...

Ministry of Defence announces killing of three UAE soldiers in Somalia

Abu Dhabi: The UAE Ministry of Defence (MoD) has announced the martyrdom of three members of the UAE Armed Forces and an officer from the Bahrain Defence Force, along with the injury of two others, in a terrorist act in Mogadishu, the capital of Somalia.   A soldier opened fire at the UAE officers while fulfilling their mission to train and...

Faahfaahino kasoo baxaya weeraro ka dhacay magaalada Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Magaalada Boosaaso ayaa habeenimadii xalay lagu dilay nin ka mid ahaa ganacsatada yar yar ee wax kuu iibiya suuqa wayn ee magaalada, kadib markii ay raasaas ku fureen dabley hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan.   Qaar ka mida saraakiisha ammaanka ee magaalada Boosaaso oo gaadhay goobta dilku ka dhacay ayaa VOA u sheegay, inay dablaydii hubaysnayd ee...

Weerar lagu dilay dad isku qoys ah oo ka dhacay deegaanka Camaara

CAMAARA (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xoogan oo xalay Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.   Weerarka oo loo adeegsaday madafiic ayaa waxaa ku dhintay dad isku qoys ah, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka. Laba qof oo ku dhintay weerarkan ayaa kala ahaa aabe iyo hooyo kamid ahaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada saraakiisha Imaaraadka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay falka argagaxa leh ee ka dhacay Xerada Janaraal Gorod ee magaalada Muqdisho ayaa tacsi u diray dowladda iyo shacabka Isutaga Imaaraatka Carabta.   “Innaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun. Dawladda iyo Shacabka aan walalaha nahay ee...

WARAR KALE

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah si loo casriyeeyo shuruucda badaha

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi ku Qabatay Munaasabad Lagu Xusay 66-guurada Xorriyadda Gobollada...

Nairobi, Kenya –  Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada...