Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xiisadaha badda cas oo ​​dib u soo nooleeyay burcad-badeeda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Weerarada Xuutiyiinta ay ku hayaan maraakiibta ganacsi ee ku safra badda cas iyo gacanka cadmeed ayaa fursad cusub u abuurtay burcad badeeda Soomaalida oo tan iyo sanadkii 2017-kii aan geysan wax afduub ah.   Howlgalka Midowga Yurub ayaa sheegay in ay jiraan ugu yaraan laba kooxood oo burcad badeed ah oo hadda ka howlgala Bariga Badweynta Hindiya, waxaana ay adeegsanayaan...

Al-Shabaab Commander surrenders in Somalia

BAIDOA, Somalia  -   A senior Al-Shabaab Commander has ditched his group and defected to Somali military in the latest defection amid war.   Mohamed Najib who has been a member of Al-Shabaab participated in several battles in Lamu and Mandera Counties in Kenya, according to the army. Najib made contacts with the military officials and told them that he wants to surrender...

UN reveals the number of the aid workers killed in Somalia in 2023

MOGADISHU, Somalia -- Six aid workers lost their lives, while 18 others sustained injuries in Somalia in 2023, the United Nations humanitarian agency has aid.   The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) released its annual humanitarian access report Sunday evening, in which it said that 2023 underscored the challenges faced by humanitarian aid workers in operating safely...

Red Sea tensions may help revive Somali piracy

MOGADISHU, Somalia - Maritime security analysts are concerned that the disruption in the Red Sea and Gulf of Aden may be creating new opportunities for Somali pirates, who had been quasi-dormant since 2012 but have recently picked up the pace.   EUNAVFOR assesses that there are at least two pirate action groups now operating in the Eastern Indian Ocean, and they...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya

BAYDHABO (SMN) - Maxamed Ibraahim oo magaca afgarashada loo yaqaano (Najiib) oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Taliska Guutada 8-aad Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Qeybta 60-aad.   Maxamed Najiib oo muddo 3 sano ah Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada , ayaa ka qayb qaatey dagaallo dhowr ah oo ka dhacay Laamu iyo Mandheera ee Dalka Kenya . Maxamed Ibraahim ayaa...

Taliska Booliska Soomaaliya oo war cusub kasoo saaray dhulka dab damiska

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa markale ku celiyey in kama danbees Arbacada soo socoto lagaga guuro Dhulkii Dab-damiska iyo Hoggaanka Dhismaha Booliska oo ku yaal gobolka Banaadir gaar ahaan ka soo horjeeda daarta Say-Biyaano.   Afhayeenka ciidanka Booliska oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in taliska iyo guddi ay soo dirsadeen dadka deegaanka ay ku heshiiyeen in lasiiyo...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 34 qodob

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixinteeda todobaadlaha ah ayaa uga hadashay xaaladda dalka, taas oo ka kooban 34 qodob oo lagu soo koobay dhacdooyinka todobaadka.   Hoos ka akhriso:- 1- Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgaley shir caalami ah oo looga hadlayey amniga iyo la dagaalanka argagixisada Soomaaliya. 2- Madaxweyne Dr...

Somalia Bans Single-Use Plastic Bags to Protect the Environment

MOGADISHU, Somalia --- In a landmark move to combat plastic pollution and protect the environment, the Federal Government of Somalia has taken a bold step by announcing a comprehensive ban on single-use plastic bags nationwide.   This significant milestone was initiated with the issuance of a Ministerial Decree today by Ambassador Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, who serves as the Minister of Environment...

Ethiopian forces exit key base in central Somalia amid Al-Shabaab war

BELEDWEYNE, Somalia - The Ethiopian troops in Somalia started military maneuvers in the central region of Hiran amid a rift between the two countries over a maritime MoU.   The residents in Halgan, a small town in Hiran reported that Ethiopian troops began to pull out from a key military base where Al-Shabaab has attacked several times in the past. The situation...

UN, Somalia launch $1.6 Billion appeal for humanitarian aid

MOGADISHU, SOMALIA — The United Nations and the Somali government have launched a $1.6 billion appeal to address humanitarian challenges in Somalia. The 2024 Humanitarian Needs Action Plan seeks to provide life-saving support to over 5 million Somalis this year.   The U.N. says climate shocks, conflict, widespread poverty and disease outbreaks continue to drive humanitarian needs in the Horn of...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya oo Madaxweynaha Burkina Faso Guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Jabuuti si uu uga Qeyb Galo Xuska 49-guurada Xorriyadda...

Jabuuti  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Duqeymo Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe, Ku Dhowaad 30 Al-Shabaab Ahna...

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu bartilmaameedsaday goobo ay...