Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF Soomaaliya oo beenisay in hawada laga celiyay diyaarad kusii jeeday S/LAND

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hadashay war si weyn loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay baraha bulshada oo la xariiray in dowladda Soomaaliya ay hawada ka celisay diyaarad ku socotay magaalada Hargeysa oo la sheegay iney aheyd nooca gargaarka caafimaadka ah ee Air Ambulance. Warkaan ku faafay baraha bulshada ayaa ahaa mid uu soo qoray ganacsade kasoo...

Somalia, Turkey ink defence agreement in Ankara to boost ties

ANKARA, Turkey - Somalia's Minister of Defense, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, met with his Turkish counterpart, Yaşar Güler, in Ankara on Thursday.   The two Ministers discussed issues such as the strengthening of relations between the two countries, regional security, and the fight against Al-Shabaab, according to a statement. Following the meeting, Jama and Güler shared photos of the deal they inked,...

Sawirro: Shir ballaaran oo ka dhacay xarunta hay’adda SoDMA + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo ka dhacay xaruunta hay'adda, kaas oo ay kasoo qeyb galeen dhammaan madaxda ganacsatada dalka oo ay ugu horreeyaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya Maxamuud Cabdikariin Cali Gabeyre iyo Guddoomiyaha Midowga Bankiyada dalka.   Ujeeddada shirka ayaa ahayd furidda sanduuq dhaqaale loogu aruurinayo gargaarka deg-degga ah,...

OIC General Secretariat Condemns Bombing in Mogadishu, Somalia

MOGADISHU, Somalia - The General Secretariat of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) condemned in the strongest terms the terrorist bombing that took place in a market in the Somali capital, Mogadishu, which resulted in the death and injury of many innocent people.   H.E. the OIC Secretary-General, Mr. Hissein Brahim Taha, expressed his strong condemnation of this heinous terrorist act....

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kawada hadlay dagaalka Al-Shabaab

WASHINGTON - Xoghayaha difaaca Mareykanka ayaa la kulmay dhigiisa Kenya Aadan Ducaale oo ay ka wada hadleen iskaashiga istiraatijiyadeed ee dalalkooda.   Xoghaye Austin ayaa uga mahad celiyay Ducaale doorka Kenya iyo ka qeyb qaadashada amniga gobolka iyo kan caalamka. Waxay kawada hadleen sidoo kale muhiimada in la sii wado dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo in laga wadashaqeeyo amniga iyo...

Kenya, US discuss war on Al-Shabaab in Somalia

WASHINGTON, USA - Defence Cabinet Secretary Aden Duale met the United States Secretary of Defence Lloyd Austin on Wednesday following the signing of a framework on defence cooperation during Austin's visit to Kenya in September last year.   Austin hosted Duale at the Pentagon, the headquarters of the United States Department of Defence, in Virginia where they discussed the importance of the...

Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta ansixiyay safiiro cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka ee aan wadaagno xiriirka Diblumaasiyadeed.   Safiirrada la magacaabay waxa ay kala yihiin: Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadane) Cabdullaahi Maxamed Sheekh Cabdullaahi Cali Cabdi Awaare Cali Maxamed Abuukar (Ali Wolf) Bashiir Xasan Xaaji Fathudin Cali...

Madaxweynaha Uganda oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qasriga Madaxtooyada dalka uganda ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin caddow.   Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa ka wada-hadlay dhismaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Taageerada dhanka Howlgallada ah ee Soomaaliya ay ku doonayso in...

Sheekh Shaakir oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca, kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka ay dowladda kula jirto Al-Shabaab, isaga oo ku baaqay in loo midoobo.   Ugu horreyn Sheekh Shaakir ayaa boggaadiyay doorka madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aadan la dagaallanka Al-Shabaab, isaga oo madaxda kale...

Somalia: Poet Nageye Ali Khalif publicly announced he joined Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - Poet Nageye Ali Khalif, who has been missing for three months, appeared on Wednesday night for the first time on Al-Shabaab Alfurqaan media.   In a half-hour interview, he said that he had officially declared he joined the Al-Shabaab, stating that he had been satisfied with the group's ideology before his surprise defection. The young Poet said that he...

WARAR KALE

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

Islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS oo kulan doceed kula yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Türkiye magaalada...

SoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Cabudwaaq

Cabudwaaq – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Cabudwaaq ee...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika ee Abidjan

Abidjan – Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika ee lagu...