Aadan Madoobe oo kulan sagoontin ah la qaatay Wakiilkii UNHCR ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qaatay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya Mudane Magatte Guisse iyo Marwo Sanaa Omer oo ah ku-xigeenka wakiilka UNHCR ee dalka, maadama uu dhamaaday mudo xileedkii ay ku joogeen Somaaliya.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Hay’adda UNHCR uga mahadceliyay...
Madaxweynaha JF Soomaaliya oo waraaqaha ka guddoomay safiiro cusub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan, Czech iyo Ururka Jaamacadda Carabta ee loo soo magacaabay Soomaaliya, kuwaas oo kala ah; Marwo Namgya Choden, Mudane Okaniwa Ken, Miroslav Kosek iyo Mudane Abdullahi Mutlaq Al Otabi.
Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriimo ay ka sideen...
Somalia, Italy discuss enhancing longstanding relations
MOGADISHU, Somalia - Somali PM Hamza Abdi Barre met with new Italian Ambassador Pier Mario Dacco' Coppi today at his main office inside the presidential palace known as Villa Somalia.
The two sides have emphasized the importance of enhancing longstanding relations and cooperation between the two nations, discussing various development programs.
According to a statement issued by the PM's office, Barre...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee Talyaaniga
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Piem Mario Dacco’ Coppi.
Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee labada dal Soomaaliya iyo Talyaaniga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda Talyaaniga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee...
Daawo: Maxkamadda Racfaanka oo la horgeeyay mas’uuliyiin loo haysto musuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyey Eedaysanayaal loo haysto Musuq maasuq,Saraakiishan ayaa ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Banka Dhexe.
Saraakiishan ayaa waxa hore xukuno kala duwan ugu soo riday Maxkamadda gobolka Banaadir,halkaas oo Xafiiska Xeer ilaalintu ka qaatay Rafcaan,Eedaysanayaashan ayaa ahaa Masuuliyiintii Garoonka Aadan Cadde u fadhiyey Wasaaradda maaliyadda iyo Banka Dhexe.
Halkan hoose ka...
Somali president’s son reportedly testifies in Turkey as he is accused of killing motorcyclist
ISTANBUL — The son of Somalia’s president testified at an Istanbul court on Friday about the death of a motorcycle courier in the city, Turkish media reported.
An arrest warrant had been issued for Mohammed Hassan Sheikh Mohamud after a diplomatic car he was driving allegedly hit Yunus Emre Gocer, 38, on a highway in Istanbul on Nov. 30. Gocer...
Somali mercenary arrested in Russia-Ukraine war frontline
KYIV - Ukrainian military has captured a Somali fighting in the frontline near Avdiivka, a city in Donetsk Oblast, Ukraine.
Citing Armiya TV, Adviser to the Minister of Internal Affairs of Ukraine Anton Gerashchenko on Thursday said the fighter surrendered together with other Russian counterparts.
“He had a passport from Somalia and barely understood Russian or Ukrainian. Just like other mercenaries,...
Ukraine oo sheegtay inay qabatay nin Soomaali ah oo u dagaalamayay Ruushka
KYV (SMN) - Muwaadin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Maxamed Adiila, ayaa u gacan galay Ciidanka militariga Ukraine, xilli uu ka dagaalamayay Magaalada Maryinka ee Gobolka Donetsk.
Sida ay baahisay warbaahinta ku hadasha afka Dowladda Ukraine, Maxamed ayaa ka mid noqday Koox calooshood u shaqeystaal oo ka dhinac ka dagaalmayay Ciidanka Ruushka.
Maxamed Adiila oo heysata baasboorka Soomaaliya, ayaa bishii...
Wasiirada iyo xildhibaanada gobollada waqooyi oo diiday heshiiska BADDA
MUQDISHO (SMN) - Kadib kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen xildhibaanada, wasiirada iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda gobollada waqooyi ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aadan heshiiska badda ee ay Somaliland iyo Itoobiya kowdii bishaan ku gaareen magaalada Addis Ababa, kaas oo dhaliyay muran iyo caro xoogan.
Warsaxaafadeed ay soo saareen xubnahan ayaa waxa ay ugu horreyntii uga...
Baarlamaanka Carabta oo taageeray madax banaanida Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa ka qeybgalay shirka Golaha fulinta ee Xoghayayaasha Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Kulanka Xoghayayaasha oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha guddiga fulinta Dr Axmed Bin Naasir Al Fadaala, iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Dr Axmed Manaac. ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhammaan xubnaha...











