Dowladda Soomaaliya oo Beenisay Diyaarad Lagu Riday Baydhabo
Muqdisho - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la xiriira in diyaarad ay leedahay dowladda ay ka degtay magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in wararkaasi ay yihiin kuwo been abuur ah oo leh ujeedooyin gaar ah.
Sida ay xaqiijisay Shabelle Media Network, xubno ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin diyaarad helicopter ah oo ay leeyihiin Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Djibouti’s New Horizon: President Guelleh Unveils $480 Million “Salaam City”
DJIBOUTI CITY — H.E. Ismail Omar Guelleh, President of the Republic of Djibouti, on Monday launched a $480 million residential project dubbed “Salaam City,” as Djibouti steps up efforts to meet rising housing demand driven by rapid economic growth.
The development, led by Salaam Real Estate, is set to transform a vast area on the outskirts of Djibouti City into...
Dowladda Federaalka oo Maamul u Magacawday Degmada Waajid
Muqdisho - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku shaacisay in maamul cusub loo magacaabay degmada Waajid ee gobolka Bakool.
Go’aankan ayaa la sheegay inuu qeyb ka yahay dadaallada dowladda federaalka ay ku xoojineyso maamulka iyo adeegyada dowliga ah ee ka jira deegaannada dalka.
Si kastaba ha ahaatee, tallaabadan ayaa la rumeysan yahay inay sii xoojin...
Farmaajo oo Ka Digay Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed
Muqdisho - Madaxwaynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo walaac ka muujiyey xaalaadda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ka digay halista ku gadaaman qorshaha dhiillada wata ee ay Dowladda Federaalku ku wajahday.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale tilmaamay in xaaladdan cakiran ay halis ku tahay xasilloonida deegaanka, badqabka shacabka reer Koonfur Galbeed...
Traditional Leaders Push for Broad Reconciliation in Southwest Somalia
MOGADISHU — Traditional elders from the Southwest State of Somalia have called for a comprehensive reconciliation process to address growing political tensions in the region, warning that failure to resolve disputes could undermine local governance.
In a statement issued on Monday, the elders said they have begun active mediation efforts between opposition groups and government-aligned authorities in Southwest State. They...
EU Voices Concern Over Rising Tensions in Southwest Somalia
MOGADISHU — The European Union’s ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, said on Tuesday that the bloc is closely and “with concern” monitoring escalating tensions in the Southwest State region.
In a statement, Di Mauro urged all parties to exercise restraint and seek a peaceful resolution through dialogue, stressing the importance of de-escalation to avoid further instability.
“The current situation requires...
Midowga Yurub oo Walaac ka Muujiyey Xaaladda ka Taagan Maamulka Koonfur Galbeed
MUQDISHO – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, ayaa shaaca ka qaadday in xafiiskeedu uu si dhow oo walaac leh ula socdo xaaladda colaadeed ee sii kordhaysa ee ka taagan deegaannada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Qoraal ay soo saartay Safiiradda ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in xaaladda hadda taagan lagu xalliyo degganaan iyo wada-hadal....
Chad oo Bilaabay Inuu Qaxootiga Ka Raro Xadka Suudaan
N’Djamena, Chad – Dowladda Chad ayaa si degdeg ah u bilaawday in ay qaxootiga uga daadgureyso xadka ay la wadaagto Suudaan, xilli ay ciidamada dalkaasi isku diyaarinayaan in la geeyo aagga xuduudda si looga hortago weerarro ka imaanaya dhinaca Suudaan.
Sarkaal ka tirsan hay’adda qaxootiga Chad ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in tallaabadan ay timid kadib amar ka...
Kenya Airways oo Sheegtay in Dalabka Duulimaadyada uu Sare u Kacay Sababo la Xiriira Xiisadaha Bariga Dhexe
Nairobi – Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa Isniintii shaacisay in dalabka kuraasida duullimaadyadeeda uu si weyn u kordhay, iyadoo sabab uga dhigtay saameynta ka dhalatay xiisadaha dagaal ee ka socda Bariga Dhexe.
Shirkaddu waxay sheegtay in faa’iidada ugu badan ay ka heshay waddooyinka u kala goosha Yurub, Mareykanka iyo Aasiya, halkaas oo baahida safarka cirka ay si muuqata u...
Dadaallada Dib-u-Heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Meel Wanaagsan Maraya
Muqdisho –Iyadoo ay sii xoogeysanayaan xiisadaha iska soo horjeeda ee ka taagan deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka sare ee maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa socda dadaallo dib-u-heshiisiin ah.
Ugaas Shire Ugaas Warsame oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dadaallada socda ay meel wanaagsan marayaan.
Wuxuu...












